Madaxda Turkiga oo soo saaray fariimo ku aadan Ciidul Fidriga
Hogaamiyayaasha Turkiga ayaa soo saaray fariimo Arbacada ah oo ku aadan Ciidul Fidriga, oo lagu wado in maalinta Khamiista ah ay u dabaaldegaan dunida Muslimka. Hogaamiyayaasha Turkiga ayaa Arbacadii soo saaray fariimo ku aadan Ciidul Fidriga, oo ah in la...











