Erdogaan Oo Bilaabay Muran Ku Saabsan Isbaarooyinka Booliska Ee Isu Soo Baxa
Ra'iisul Wasaare Recep Tayyip Erdoğan ayaa bilaabay muran ku saabsan cidda amartay in la qaado dhufeysyada booliiska ee la dhigay si looga hortago dibad-baxayaasha inay socod ku maraan bannaanbax aan fasax lahayn oo ka dhacay ...









