Qaramada Midoobay ayaa kolonyo gargaar ah u diraysa xerada qaxootiga ee Rukban ee dalka Suuriya
Kolonyo gargaar ah ayaa la filayaa in ay toddobaadka soo socda galaan xerada qaxootiga ee Rukban ee koonfurta Suuriya si ay gargaar bini'aadantinimo oo muhiim ah u siiyaan tobanaan kun oo Suuriyaan ah oo halkaas ku go'doonsan...



