Aragtida: Maxaa hadda u yaalla xisbiga talada haya ee Turkiga? waxaa qoray Andrew Finkel
10 sano ayaa laga joogaa markii xisbiga cadaalada iyo horumarka ee Turkiga ee AKP uu talada dalka la wareegay ka dib markii ay soo wajahday dhaqaale xumo. Xisbiga dhexe ee Islaamiga ah ayaa maamulay muddo toban sano ah...




