Xisbiga AK Party si uu u helo waji ka qaadis iyadoo ay caqabado ku soo wajahan yihiin dowladda Turkiga
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ee Turkiga (AK Party) oo talada dalka haya muddo toban sano ku dhow, ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Axad ah dib u habeyn ku sameeyo maamulka xisbiga, si uu u ilaaliyo baaxadda xisbiga ...



