Waxaa Maraykanka ku sugan hal milyan oo milyaneer ah tan iyo markii uu xafiiska la wareegay Obama
Maraykanku waxa uu ku daray 1.1 milyan oo milyaneer oo cusub tan iyo markii Barack Obama loo doortay madaxweynaha 2008, sida lagu sheegay sahan cusub oo lagu sameeyay shakhsiyaadka hantida sare leh. Iyadoo uu socdo olole doorasho oo...












