Shiinaha iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo ku kacaya $1.4 bilyan
Wakaalladda Wararka AP ee Turkiga ayaa sheegtay in Shirkadaha Turkiga iyo Shiinaha ay kala saxiixdeen heshiisyo ku kacaya 1.4 Bilyan oo Dollar, mar uu booqasho ku tagay Istanbul Madaxweyne ku-xigeenka Shiinaha Xi Jinping. Xi ayaa Arbacadii ka qayb galay meherad...










