Trump oo sheegay in qorshaha xabad joojinta Iiraan ee Mareykanka laga wada xaajoon doono
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in qorshihii nabadda ee dhawaan lala galay Tehran uu inta badan la meel mariyay. Wuxuu ka hadlay wareysi kooban oo uu siiyay warbaahinta Arbacadii. Xabbad joojinta Mareykanka ee Iiraan ayaa si ku meel gaar ah...









