Shirka dhexdhexaadinta ayaa ka furmay Istanbul
Hürriyet Daily News Turkiga ayaa martigelin doona shirka IstanbulConference ee dhexdhexaadinta Feb. 24 iyo 25 oo uu ka qeyb galayo Nassir Abdulaziz al-Nasser, madaxa kalfadhiga 66-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. ...



