David Petraeus: Weerarkii Benghazi 'wuxuu ahaa weerar argagaxiso'
Madaxii hore ee CIA-da Gen David Petraeus ayaa u sheegay sharci-dajiyayaasha in weerarkii lagu dilay qunsuliyada Mareykanka ee Liibiya uu ahaa weerar argagaxiso. Intii lagu guda jiray laba kulan oo ka dhacay Capitol Hill ee ...



