Madaxweynaha Qubrus ee Turkiga oo la kulmay madaxa Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Qubrus ee dalka Turkiga Dervis Eroglu ayaa magaalada New York kula kulmay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon oo ay ka qeyb galeen shirarka golaha guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha Qubrus ee dalka Turkiga, Dervis Eroglu ayaa maanta oo Sabti ah...


