Wiil reer Holland ah oo lagu xukumay dil Facebook ah
Wiil 15 jir ah oo u dhashay dalka Holland ayaa lagu xukumay xabsi sanad ah kadib markii uu qirtay in uu dilay gabar iskuuleey aheyd oo isku dhaceysay oo u muuqatay in uu ka bilowday Facebook.