"Masar waa tijaabada dimuqraadiyadda Galbeedka"
Qalalaasaha Masar ka taagan ayaa tijaabo ku ah dimuqraadiyadda reer galbeedka, Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa saaka sheegay, 24 saac kaddib markii ciidamada Masar ay bilaabeen olole dhiig badan ku daatay ...











