Midowga Yurub ayaa ku dhaleeceeyay maamulka Suuriya duqeymaha cirka ee Xalab
Ashton ayaa ku eedeeysay maamulka Suuriya dhimashada in ka badan 300 oo qof duqaymo xagga cirka ah oo ay ku qaadeen bartilmaameedyo rayid ah oo ku yaala goobaha ay fallaagada gacanta ku hayaan ee Xalab. Catherine Ashton, oo ah madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub...











