Shir madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels oo diiradda lagu saarayo xiisadda aagga Euro
Hogaamiyeyaasha Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in magaalada Brussels uu ka furmo shir labo maalmood socon doona, kaasi oo diiradda lagu saari doono arrimaha ku xeeran qalalaasaha dalalka Yurub. Ajandaha ugu sarreeya ayaa noqon doona qorshayaasha muranka dhaliyay ee...








