Qarax ka dhacay Dekadda Bandar Cabbaas ee dalka Iran ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac
Qarax khasaare geystay ayaa ka dhacay Dekadda Shahid Rajaee ee dalka Iran oo ku taalla magaalada Bandar Cabaas, kaasoo geystay khasaare kala duwan. Wararkii ugu horeeyay ayaa xaqiijinaya in boqolaal qof ay ku dhaawacmeen dhowr kalena ay ku dhinteen, taasoo sare u qaadeysa walaac xooggan oo laga qabo badbaadada dekadda iyo kiimika...






