Bangiyada Israa'iil, dekedaha ayaa xiran maalintii labaad ee shaqo joojinta
Wakaalada wararka ee Reuters Bangiyada, dekedaha iyo suuqa saamiyada ee Israa’iil ayaa maanta xiran maalintii labaad ee shaqo joojin guud iyadoo dowladda iyo ururka shaqaalaha ugu weyn ay ka yeesheen wadahadallo ku saabsan ...



