Galatasaray ayaa 2-1 kaga badisay Braga
Galatasaray ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad iyagoo leh 10 dhibcood ka dib Manchester United, iyagoo u soo baxay wareega 16ka ee CL. Kooxda Galatasaray ee dalka Turkiga ayaa 2-1 ku garaacday kooxda reer Portugal ee SC Braga kulan ka tirsan isreeb reebka koobka UEFA Champions League ee Group H oo ka dhacay magaalada Braga ee dalka Portugal. Galatasaray ayaa ku dhameysatay group-ka...











