Jarmalka iyo Faransiiska ayaa dalbanaya inay Maraykanka kala hadlaan waxyabaha basaaska ee NSA
Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa sheegtay in xulafada ay u baahan yihiin inay dib u dhisaan kalsoonida ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in taleefankeeda ay la socdeen basaasiin Mareykan ah. Dowladaha Faransiiska iyo Jarmalka ayaa dalbaday in wadahadal lala yeesho...



