Weerarada Qaza ayaa qabow geliyay xiriirka Mareykanka iyo Turkiga
Todobaad uun ka dib markii ay ku farxeen guusha Obama, Turkigu waxa uu Maraykanka u sheegay in uu joojiyo duullaanka Israel ee Gaza iyada oo ay jirto rabshado ay ku dhinteen 18 qof oo isugu jira Israel iyo Falastiiniyiin. Turkiga...











