Dhagar qabe ayaa la dilay ka dib markii uu weerar ku qaaday saldhiga booliska ee Istanbul
Labo nin oo weerarka soo qaaday ayaa xalay bartilmaameedsaday saldhig boolis oo ku yaalla xaafadda İstinye ee magaalada Istanbul, iyagoo ku tuuray bam gacmeed, rasaasna ku furay dhismaha. Mid ka mid ah kooxihii weerarka soo qaaday ayaa dhaawacmay kadib markii uu...




