Dib u soo noolaynta Islaamka nacaybka ee Yurub
Dawladaha hadda jira iyo siyaasiyiinta reer Yurub ee la kulma dhibaatooyin badan oo siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaaleba waxay isku dayaan inay dawlado kale, shucuub iyo ilbaxnimo u adeegsadaan danahooda gaarka ah. Waxay...











