Kumanaan kun oo qof ayaa Israa'iil ku mudaaharaadaya Istanbul
Koox ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee Masjidka Fatih waxayna ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah Israa’iil iyagoo leh “Israa’iil gacan ku dhiigle ah ka bax Falastiin” Kumanaan kun oo qof ayaa mudaaharaad ka dhigay weerarka Israa’iil ee ka dhanka ah Gaza ee Istanbul.












