"Tijaabada adag" ee Kerry ee ku saabsan Kuuriya
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry ayaa booqasho afar maalmood ah ku tagaya qaarada Asia, waxa uu ku tagay magaalada Seyol, waana booqashadiisii ugu horeysay ee uu ku tago gobolka iyo xiisadii diblomaasiyadeed ee ugu horeysay...


