Dumarku magac sare ayay ku leeyihiin halganka Kurdiyiinta
Dilka horraantii bishan saddex dumar ah oo Kurdiyiinta u dhaqdhaqaaqayay oo lagu dilay magaalada Paris ayaa muujiyay doorka xooggan ee haweenku ku leeyihiin siyaasad ahaan iyo ciidan ahaanba halganka Kurdiyiinta. Ozlem Ozen ayaa ka qeyb galaya...



