Mucaaradka Suuriya ayaa sheegay inay dili doonaan la haystayaasha Iran
Mucaaradka Suuriya ayaa sheegay in ay billaabi doonaan dilka koox ka kooban 48 xujey Shiico ah oo u dhashay Iran, haddii Tehran iyo Dimishiq ay u hoggaansami waayaan dalabaadkooda, sida uu muujinayo muuqaal ...




