Nidaamka siyaasadeed ee Iran ee kakan
Dadka reer Iran ayaa dooran doona ninka bedeli doona Mahmoud Ahmadinejad 14-ka June 2013. Nidaamka siyaasadeed ee kakan iyo midka gaarka ah ee dalka ayaa had iyo jeer dhalinaya su'aalo ku saabsan heerka uu gaarsiisan yahay ...








