Mugabe oo Zimbabwe ku weeraray xisbiga MDC
Robert Mugabe ayaa weerar ba'an ku qaaday mucaaradka isaga kasoo horjeeda khudbadiisii ugu horeysay ee uu meel fagaare ah ka jeediyo tan iyo markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee Zimbabwe. Isagoo diiday sheegashada PM Morgan Tsvangirai ee ah in...



