FM Jarmalka Maas ayaa sheegay in uu raadin doono 'heshiis cusub' oo uu la galo Mareykanka doorashada ka dib
Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka Heiko Maas ayaa qorsheynaya in uu raadiyo go’aan mideysan oo uu la wadaago Mareykanka kadib doorashada madaxtinimada Mareykanka ee 3-da Nov. isagoo soo jeedinaya “heshiis cusub”. "Waan u dhawaan doonnaa...



