Wasiirka Turkiga ee EU-da ayaa difaacay sharciga cusub ee internetka
Wuxuu leeyahay sharciga waxaa loo ansixiyay in lagu xakameeyo xadgudubyada sirta ah, ee ma ahan in la xakameeyo xorriyadda hadalka. Wasiirka Midowga Yurub ee Turkiga ayaa u sheegay madaxda sare ee Midowga Yurub in sharciga internetka la ansixiyay...












