'Albaabada u fur Suuriya'
Ku dhawaad saddex sano oo uu socday dagaalka sokeeye ee ka socda Suuriya, malaayiin dad ah ayaa weli ku dhibaataysan gudaha iyo dibadda dalka ay dagaalladu aafeeyeen. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa...












