Inta badan dadka Turkiga ah ayaa Gül u door bida madaxweyne Erdogan
Sahanka MetroPOLL ayaa sidoo kale lagu soo daray su'aalo ku saabsan doorashada madaxweynaha ee 2014, doorashada ugu horeysa ee dadku si toos ah u dooranayaan madaxweyne, taas oo ka duwan nidaamkii hore ...





