Erdogan ayaa ku tilmaamay taageerada madax-bannaanida Kurdiyiinta "khiyaano qaran"
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan seyray baaq dhawaan kasoo yeeray Selahattin Demirtas oo ah siyaasi Kurdiyiin ah isla markaana ah madaxa xisbiga Dimuqraadiga Shacabka (HDP) ee ku aadan ismaamulka Kurdida. Mr Erdogan ayaa ku tilmaamay...









