Xiisadda diyaaradda labaad ayaa ka dhex dhalata Ruushka iyo Turkiga
Xiriirka Turkiga iyo Ruushka oo soo socday 10-kii sano ee ugu dambeeyay, ayaa galay xaalad kacsanaan ah, sababo la xiriira kacdoonka Carabta, gaar ahaan xiisadda sii kordheysa ee Suuriya. Madaxweynaha Ruushka...


