Madaxweynaha Ruushka oo gaaray dalka Turkiga
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa gaaray dalka Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Putin ayaa si wadajir ah u shir guddoomin doona shirka Golaha Iskaashiga ee Turkiga iyo Ruushka oo ka dhacaya Istanbul. Intii uu Putin...












