Wadooyinka oo gubanaya sanadguuradii PKK
Dibad baxayaasha ayaa shalay isugu soo baxay waddooyinka si ay u xusaan sanad guuradii 13-aad ee ka soo wareegatay markii la qabtay Abdullah Öcalan, oo ah hogaamiyihii xabsiga la dhigay ee xisbiga shaqaalaha Kurdistan (PKK) oo ay isku dhaceen ...




