Jihaadiyiinta Urdun oo soo jiitay dagaalka Suuriya
Muddo bil gudaheed ah, xerada qaxootiga ugu weyn ee Falastiiniyiinta ee ku taal Urdun, Baqaa, ayaa lagu arkay laba aas oo loo sameeyay mujaahidiintii lagu dilay Suuriya. Waxay ka mid ahaayeen tobanaan qof oo ku qulqulay Suuriya ...



