FM Turkiga: Mawqif midaysan oo Qaramada Midoobay ayaa laga filayaa Suuriya
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga, Ahmet Davutoglu, ayaa yiri, "Muhiimadda Turkiga waxay ahayd in UNSC ay qaadato mowqif mideysan, ayna ku soo rogto cunaqabateyn ka dhan ah dambiyada ka dhanka ah aadanaha."



