Ra'iisul Wasaaraha Turkiga iyo Madaxweynaha Suuriya oo dhex maray dagaal afka ah
Ra'iisul wasaare Erdoğan ayaa sheegay in madaxweynaha Suuriya uu siyaasad ahaan dhintay inkastoo ay adag tahay in la sheego xilliga uu baxayo halka Bashaar Al-asad uu ku eedeeyay dowladda Turkiga inay dhisto dowlad cusub ...






