Lubnaan oo halis ugu jirta Suuriya: IMF
Wakaaladda Wararka Faransiiska ee IMF ayaa sheegtay in dhaqaalaha Lubnaan uu halis ugu jiro hubanti la'aan siyaasadeed oo gudaha ah, rabshadaha sii kordhaya ee ka socda dalka ay deriska yihiin ee Suuriya iyo qalalaasaha aagga Euro, sida ay ka digtay hay'adda lacagta adduunka ee IMF. Kuwaas iyo...




