Askarta Suuriya ayaa gabaad ka dhigtay Turkiga markii ay ka soo baxsadeen mucaaradka
Toban askari oo Suuriyaan ah ayaa gabaad ka dhigtay dalka Turkiga kadib markii ay ka soo baxsadeen weerar gaadmo ah oo ay soo abaabuleen koox ka tirsan dagaalyahanada mucaaradka meel u dhow xadka Turkiga iyo Suuriya fiidnimadii Jimcaha iyadoo ay sii kordhayaan iskahorimaadyada u dhexeeya ...



