Turkiga ayaa xannibay duullimaad uu madaxweynaha Israa’iil Herzog ku tagi lahaa shir madaxeedka COP29
Dowlada Turkiga ayaa ka hor istaagtay duulimaadkii Madaxweynaha Israel Herzog oo ku tagi lahaa shir madaxeedka COP29 Go’aanka Turkiga uu ugu diiday in diyaarada uu leeyahay madaxweynaha Israel Isaac Herzog ay soo gasho hawadeeda, ayaa waxa ay xiisad horleh ka dhex dhalisay shacabka...





