Muxuu Muxamed Alexander Russel Webb (Mareykan) u doortay Islaamka?
Waxaa jira tiro dad ah oo ka tagay diintoodii hore oo qaatay diinta Islaamka. Dadkani waxay ka tirsan yihiin jinsiyado kala duwan, waddamo, dhalasho, midabyo iyo kooxo xirfadlayaal ah. Qaar badan oo ka mid ah dadkan...











