Booliska gobolka Xinjiang ee dalka Shiinaha ayaa dilay 8 qof, ka dib markii "lagu weeraray"
Booliiska gobolka Xinjiang ayaa dilay 8 qof, kuwaas oo weerar ku qaaday saldhigga booliiska ee gobolka, sida ay saraakiishu sheegeen. Booliska ismaamulka Xinjiang Uyghur ee Shiinaha ayaa dilay sideed qof oo weerar ku qaaday booliska ...












