Waa kuma Ali Koç? Ganacsadaha Turkiga iyo Madaxweynaha Fenerbahce
Waa kuma Ali Koç? Waa mid ka mid ah ganacsatada ugu saamaynta badan dalka Turkiga, isla markaana ah hogaamiye isboorti oo la ixtiraamo. Waxa uu dhashay 2-dii April, 1967-kii, waxa uu ku dhashay Istanbul, Ali...












