Dhimashada Madaxweynaha Turkiga Özal oo laga shakisan yahay: Guddiga Hanti dhowrka Qaranka
Dhimashadii Madaxweynihii Turkiga Turgut Özal ee 1993 ayaa hadda lagu tilmaamay mid "shaki", sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Guddiga Hanti Dhowrka Guud ee Turkiga (DDK) oo maanta la sii daayay. Madaxweyne Cabdallah...



