Bandhig faneedka Van Gogh oo soo booqday Istanbul, Ankara
Bandhig faneedka Dijital ah ee Van Gogh Alive Digital Arts oo lagu soo bandhigay dalka Turkiga sanad guuradii 100-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay shirkadda dawooyinka ee Cabdi Ibraahim, ayaa waxaa magaalada Istanbul ku soo booqday 215,000 oo qof ...



