• Turkey
  • Fanka & Dhaqanka
  • Business
  • Maalgelin
  • opinion
  • Sports
  • Fikradda & Suugaanta
  • Turkistaan
  • Adduunka
Khamiis, Juun 4, 2026
  • login
Turkiga Tribune
  • Turkey
  • Adduunka
  • Business
  • safarka
  • opinion
  • Turkistaan
No Natiijada
Eeg Dhammaan Natiijada
  • Turkey
  • Adduunka
  • Business
  • safarka
  • opinion
  • Turkistaan
No Natiijada
Eeg Dhammaan Natiijada
Turkiga Tribune
No Natiijada
Eeg Dhammaan Natiijada

Turkiga: RW ku xigeenkii hore ayaa loo magacaabay wasiirka maaliyadda

TT Ingiriisida by TT Ingiriisida
June 5, 2023
in Business, Turkey, Adduunka
Waqtiga Akhriska: 1 min akhris
A A

Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa u magacaabay Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore Lutfi Elvan inuu noqdo wasiirka maaliyadda, si uu u bedelo wiilka uu soddogga u yahay Erdogan ee xilkaasi iska casilay, sida lagu sheegay wargeyska rasmiga ah ee Turkiga Talaadadii.

Erdogan ayaa aqbalay istiqaalada Berat Albayrak galinkii danbe ee isniinta — maalin kadib markii uu baraha bulshada kaga dhawaaqay in uu uga tagay arimo caafimaad uuna wakhti badan la qaadan doono qoyskiisa.

Si kastaba ha ahaatee, is casilaadiisa ayaa daba socotay xil ka qaadis lagu sameeyay mas’uuliyihii bangiga dhexe dhamaadkii asbuucii hore, waxaana lagu bedelay wasiirkii hore ee maaliyadda Naci Agbal. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Albayrak uu si adag uga soo horjeestay magacaabista Agbal.

Albayrak, oo leh afar carruur ah oo ay u dhashay Erdogan gabadhiisa Esra, ayaa soo maamulay xilli adag oo dhaqaalaha Turkiga ah. Dalku waxa uu ka soo kabanaya qalalaasaha dhanka lacagta ah sanadkii 2018 markii cudurka dilaaga ah ee coronavirus uu ku dhacay isla markaana maamulkii Albayrak uu la kulmay dhaleecayn badan.

Liiraha Turkiga ayaa lumiyay ilaa 30% qiimihiisii ​​tan iyo bilowgii sanadkan, isagoo gaaray heerkii ugu hooseeyay ee 8.58 marka loo eego dollarka jimcihii, halka sicir bararka sanadlaha ah uu gaaray 11.89%.

Liiraha ayaa isniintii ku adkeystay sarifka dollarka, ka dib markii uu soo baxay warka ku saabsan magacaabista Agbal iyo bixitaanka Albayrak.

Elvan, oo 58 jir ah, waxa uu soo noqday Ra’iisul Wasaare ku xigeen intii u dhaxeysay 2015 iyo 2016. Hadda ka hor, waxa uu soo qabtay xilalka wasiirka horumarinta iyo wasiirka gaadiidka, arrimaha badda iyo isgaarsiinta.

source: swivatoday.com

Post Previous

Shirkadda ETNAM waxay u mahadcelinaysaa Senatka Maraykanka go'aan ay soo saareen oo ku tilmaamay xasuuqa Uyghurs inay yihiin xasuuq.

Post Next

Maxkamad ayaa ganaaxday 12 qof oo Pakistan u dhashay oo laga soo celiyay Turkiga

TT Ingiriisida

TT Ingiriisida

Post Next

Maxkamad ayaa ganaaxday 12 qof oo Pakistan u dhashay oo laga soo celiyay Turkiga

Fadlan login si ay uga mid noqdaan wadahadalka

Noqo tilmaan-bixiye!

La wadaag codkaaga TT

  • Turkey
  • Fanka & Dhaqanka
  • Business
  • Maalgelin
  • opinion
  • Sports
  • Fikradda & Suugaanta
  • Turkistaan
  • Adduunka
Turkiga Tribune

© 2026 Turkey Tribune. Dhammaan xuquuqaha way xifdisan yihiin

Turkey Tribune - Codka Caalamiga ah ee Turkiga

  • Ku saabsan Anaga - CHG
  • ilaalinta Xogaha Gaar ka ah
  • Nala soo xiriir
  • Ku xayeysiiso
  • Ula qor
  • Buugaag Bilaash ah

Nagala soco

Ku Soo Dhawow Dib U

Gal gal akownkaaga hoosta

Furaha Sirta ah?

Soo celi eraygaaga sirta ah

Fadlan gali magacaaga isticmaale ama cinwaanka emaylka si aad u furatid eraygaaga sirta ah.

Log In
No Natiijada
Eeg Dhammaan Natiijada
  • Turkey
  • Fanka & Dhaqanka
  • Business
  • Maalgelin
  • opinion
  • Sports
  • Fikradda & Suugaanta
  • Turkistaan
  • Adduunka

© 2026 Turkey Tribune. Dhammaan xuquuqaha way xifdisan yihiin

Qoraalkaaga