Qarax ayaa ka dhacay degmada Beyazıt ee magaalada Istanbul oo ku taal saldhigga metro ee Vezneciler xilli ay booliska rabshadaha ka hortaga bas marayeen subaxnimadii Talaadada. Qaraxan ayaa ka dhacay xarunta metro...
Hillary Clinton ayaa Axadii kaga adkaaday Bernie Sanders doorashadii madaxtinimo ee Dimuqraadiga ee Puerto Rico, taasoo ka dhigtay in ay masaafo aad u fog u jirto in ay qabato magacaabista xisbigeeda. Kadib guul darradii Sabtidii ka dhacday...
Bisha Ramadaan ayaa maanta ka bilaabatay guud ahaan caalamka waxaana sida sanad walba ay bisha barakeysan saameyn ugu yeelato nolol maalmeedka guud ahaan dalka Turkiga. U diyaar garowga magaalooyin badan ayaa si wanaagsan u bilowday xilli hore oo loogu talagalay...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa maanta oo Axad ah curashada bisha Ramadaan ku nuux-nuux saday in Mareykanku uu wax badan ka qabto sidii loo caawin lahaa dadka muslimiinta ah ee ka soo cararay rabshadaha iyo faqriga. "Sidoo kale...
Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ee Hillary Clinton ayaa laba nambar ku kala furtay hogaanka xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump, taasoo dib u hanatay ka dib markii bilyaneerka New York uu muddo kooban xidhay bishii hore, sida laga soo xigtay ...
Turkiga ayaa u yeeray safiirkooda Berlin ka dib markii xildhibaanada baarlamaanka Jarmalka ay ansixiyeen mooshin ku tilmaamay xasuuqii ciidamada Cusmaaniyiinta ee Armenia qarni ka hor uu ahaa xasuuq – go’aan...
Badbaadada cajiibka ah ee wiil 7 jir ah oo reer Japan ah, oo waalidkii ay rabeen in ay cashar u dhigaan ay kaga tageen meel kayn ah, ayaa keentay farxad iyo nafis guud ahaan dalka Jimcihii. Laakiin...
Maxamed Cali ayaa ku dhintay da'da 74 jir, sida uu sheegay afhayeen u hadlay qoyska. Laacibkii hore ee feerka cuslaaday ee adduunka, kana mid ahaa ciyaartooyda ugu caansan adduunka, ayaa ku geeriyooday meel...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in xiriirka labada dal ee Jarmalka iyo Turkiga uu “si weyn u saameyn doono”, kaddib markii baarlamaanka Jarmalka uu ku tilmaamay “xasuuq” dilki 1915-kii loo geystay Armenian...
Muslimiinta Maraykanka ayaa cabsida ugu daran ka baqaya haddii Donald Trump uu ku guulaysto inuu noqdo madaxweynaha xiga ee Maraykanka, sida uu Arbacadii wakaaladda Anadolu ee Ankara u sheegay wadaad Muslim ah oo fadhigiisu yahay Maraykanka. Imaam...