Sannadkii 2015-kii, 14 qof ayaa lagu dilay 22 kalena waa lagu dhaawacay weerar argagixiso oo ka dhacay gobolka California ee dalka Maraykanka. Dableyda dilka geysatay ayaa waxaa dilay ciidamada ammaanka ee Mareykanka kadib israsaaseyn dhexmartay. Tashfeen Malik iyo Syed Rizwan Farook...
Ka dib markii 50 qof oo ay ku jiraan caruur iyo dhakhaatiir ay ku dhinteen duqeyn cirka ah oo shalay lagu qaaday isbitaal ku yaala magaalada Xalab, Mareykanka iyo Ruushka ayaa cadaadis ku saaraya dhinacyada ku lugta leh dagaalada sii xumaanaya ee Suuriya.
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Ashton Carter ayaa caawa fiidkii ka sheegay dhageysiga golaha senate-ka Mareykanka in uu jiro xiriir ka dhaxeeya ururka argagixisada ah ee PKK iyo YPG iyo PYD. Dabcan, bayaankan ayaa si weyn u soo jiitay Turkiga ...
Sharci-dajiyayaasha Yurub ayaa guddiga Yurub ku cadaadinaya ka-dhaafitaanka fiisaha ee muwaadiniinta Turkiga, taasoo laga yaabo inay dhaqan gasho bisha June. Doodo kulul ayaa ka socda baarlamaanka Yurub. Xubnahan ayaa dalbanaya in Turkiga uu buuxiyo dhammaan shuruudaha iyo...
15 qof ayaa lagu xidhay afar gobol, taas oo qayb ka ah baadhitaanka falkii argagixiso ee shalay ka dhacay magaalada Bursa. Booliska gobolka ayaa sheegay in baaritaanku uu socdo, lagana yaabo in tirada dadka la qab qabto iyo kuwa la xiro. Iyadoo qayb ka ah baaritaanka...
Doorashada horudhaca ah ee Mareykanka ee shanta gobol ee Super Tuesday, musharaxiinta ugu cadcad, Trump iyo Clinton, ayaa ku dhameystay ka hor. Doorashooyinkii horudhaca ahaa ee lagu qabtay Connecticut, Delaware, Maryland, Pennsylvania, iyo Rhode Island, musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald...
Shirkadda APPLE oo ah shirkadda weyn ee tignoolajiyada casriga ah iyo tablet-ka, ayaa ku dhawaaqday in iibkeedu uu hoos u dhacay markii ugu horreysay tan iyo sannadkii 2003. Warbixinta oo ay ku jirto tirooyinka iibka shirkadda Apple ee rubuci labaad ee 2016, ayaa muujisay in iibka shirkaddu uu hoos u dhacay 58.5...
Dukumentiyo uu Maraykanku la wareegay ayaa xaqiijiyay sheegashada Turkiga ee soo noqnoqotay ee ah in Nidaamka Bashaar Al-Asad ee Suuriya uu gacan saar la leeyahay ururka argagixisada ah ee ISIS qaybta shidaalka. Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Mareykanka ayaa bishii May ee sanadkii 2015-kii dilay xubin ka tirsan Daacish oo u qaabilsanaa howlaha saliida...
Haddii aan taariikhda la qorin oo si sax ah loo sheegin, hore uma socon karno. Waddada loo maro fahamka marxaladda uu dalkeenu ku sugan yahay maanta waxa ay ku qarsoon tahay taariikhda madaw. Taariikhdeena waa taxane been abuur ah, oo ka bilaabmaya dugsiga hoose.
Obama ayaa booqashadii ugu dambeysay ku tagay dalka Jarmalka. Waxa uu sidoo kale furay Bandhigga Farsamada iyo Warshadaha ee Hannover, isagoo ku tilmaamay guushii ugu weyneyd ee siyaasadeed iyo dhaqaale ee Midowga Yurub ee muddooyinkii u dambeeyay “midaysan oo...